Wararkii ugu dambeeyey xiisadaha dagaal ee ka aloosan degmada Guriceel

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa Galmudug oo ka dhaqaaqay fariisimahooda u dhexeeya Ceeldheere iyo Guriceel ayaa dhowr jaho kaga dhawaadey Garoonka diyaaradaha Guriceel oo fariisin u ah kooxda Ahlusunnada ee Guriceel qabsatay Saraakiisha Ciidamada huwanta ah ayaa sheegay in qorshahoodu yahay baajinta qasaare walba oo soo gaari kara dadka shacabka ah ee ay dhufeysyada ka … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey xiisadaha dagaal ee ka aloosan degmada Guriceel